Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweyne Xasan Sheekh xabsi u diray nin sawir ka qaaday isagoo hurda [DAAWO SAWIRRO]

    Madaxweyne Xasan Sheekh xabsi u diray nin sawir ka qaaday isagoo hurda [DAAWO SAWIRRO]

    July 23, 2016Updated:July 23, 20162 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ninkii qaaday sawirka madaxweyne Xasan Sheekh oo hurdaya xilli uu booqanayay Saldhigga ciidamada ee Balidoogle ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay sheegayaan warar laga helay madaxtooyada.

    Ninkan ayaa ka mid ahaa darawalada shaqaalaha ka ah Balidoogle wuxuuna fursad u helay inuu gaari la raaco madaxweyne Xasan Sheekh iyo taliyaha ciidamada Qalabka sida gudaha Balidoogle, waxaana sawir selfie ah oo uu baska dhexdiisa ku qaaday ay qabatay Xasan Sheekh oo kursigii uu ku fadhiyay uu ku gam’ay.

    Ninkan oo lagu magacaabo Xasan Faarax ahaa bartiisa Facebook soo dhigay sawirkaasi isagoo ku kaftamay inuu yahay Laandheere gaari ku ritay madaxweynaha Soomaaliya, laakiin natiijadii arrintaasi ayaa dhalisay in shaqadii laga eryo, xabsigana loo taxaabo.

    Xasan Faarax ayaa saacad ka dib bartiisa Facebook ka saaray sawiradii uu soo dhigay ee madaxweynaha oo hurdaya kadib markii cadaadis uga yimid dhinacyo kala duwan, laakiin taasi ma ahayn mid ku filan oo waxay ahayd xilli sawiradii baxeen oo boqolaal jeer la qeybiyay.

    Dad badan ayaa ka hadlay madaxweynaha hurdaya xilli uu shaqo ciidan ku socday, waxaana warbaahinta qaarkeeday ka dhigtay dacaayad, laakiin arrintan oo dhan waxay galaafatay ninkan arrinta oo dhan ka dambeeyay ee Kaameradiisu qabatay Xasan Sheekh oo Bas ku dhex hurdaya.

    DAAWO SAWIRRO

    Xasan Farah
    Xasan Faarax: Ninka sawirka qaaday ee ku mutay in shaqada laga eryo, lana xiro

    Xasan Farah1 Xasan Farah2

    xasan-hurdo

    xasan-hurdo1

    Wadani.com

    Balidoogle madaxweyne hurday Top Xasan Faarax Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKoomadii ma ka soo baxday? Mise… [W/Q: Yusuf Garad]
    Next Article Alshabaab oo Carrabka ka jaray Gabar ku nool Tuulooyinka Degmada Cadale

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo