Bannaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda dhaqaalaha ee dowladda Tunisia ayaa ku sii fidiya dalkaasi oo ahaa dalka kaliya ee ka…
Browsing: Bannaanbax
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu saaka xirmay isku socodka jidka u dhaxeeya Muqdisho iyo…
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay bannaanbax rabshado watay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Madaxda dowladda Federaalka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo R/wasaaraha Xasan Cali Khayre, wasiiro,…
Kumanaan qof oo bannaanbaxaya ayaa hareeyay jidadka magaalada Muqdisho, iyagoo qaarkood ay rabshado abuuraan.
Wadooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo la filayo inuu magaalada ka dhaco bannaanbixii ugu weynaa ee loogu…
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay maalin cusub oo tacsi loo sameynayo dadkii ku laayay Qaraxii Isgoyska Soobe ee magaalada…
Dhalinyaro ay madaxa ugu xiran yihiin marooyin cas oo careysan ayaa bannaanbax ka bilaabay magaalada Muqdisho, kasoo sii xoogeysanaya.
Bannaanbixii ugu horeeyay ee looga horjeedo shirkii madaxda maamul Goboleedyada ku yeesheen magaalada Kismaayo iyo Golaha lagu dhisay ayaa maanta…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in la hakiyay kulan ala filayay…
Dadweyne careysan ayaa saaka Bannaanbax weyn ka dhigay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Bannaanbax looga horjeedo dhiibista sarkaalka ONLF ee C/kariin Qalbi dhagax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay bannaanbax lagu diidan yahay sarkaalka ONLF ka tirsanaa ee…
Bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu laayay dadkii beeraleyda ahaa ee ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa xilligan…
Bannaabaxayaasha darawallada Bajaajta ayaa xitay wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka magaalada Muqdisho.
Bannaanbixii darawallada Bajaajleyda Muqdisho ayaa ka sii daray kadib markii ciidamo ilaalo mas’uul ka tirsan dowladda ay dileen darawal.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbaxyo rabshado wata ay ka socdaan magaalada.
Darawaladda Mootooyinka Bajaajyada ayaa bannaabixii ugu weynaa ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya ciidamada xasilinta caasimadda.
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegayaa inuu halkaasi ka socdo dibadbax rabshado wato.
