Wararka laga helayo magaalada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay magalaada.
Browsing: Bannaanbax
Ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda ayaa kala eryay dadweyne bannaanbax ka waday magaalada oo gaaray wadadda muhimka ah ee Maka Almukarama.
Bannaanbaxayaal careysay oo xiray wadadda muhiimka ah ee Maka Almukarama magaalada Muqdisho.
Bannaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in rasaas lagu kala eryay kadib markii ay ciidamada ka hortageen.
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.
Bannaanbax lagu taageerayo xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre aya maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Xoogsato careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigtay iridka madaxtooyada magaalada Muqdisho ee Villa Somalia.
Haweenka ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa bannaanbax nooc cusub ah ka dhigay magaalada Muqdisho.
Banaanbax lagu taageerayo Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Bannaanbax rasmi ah oo maamulka Gobolka Banaadir soo qabanqaabiyay maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyagoo lagu taageerayay doorashada madaxweynaha cusub…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hakiyay isu soo bax lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho.
Bannaanbax looga soo horjeedo qaar ka mida madaxda Soomaalida ayaa maanta ka dhacay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado watay uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Bannaanbax looga horjeedo muranka la geliyay xuduudka Badda ee Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgalayaan dadkii ugu…
Dabaaldegyo waaweyn ayaa soo gaaray ilaa caawa magaalooyinka maamulka Puntland
Banaanbax kii ugu weynaa oo lagu dalbanayo in xuquuqda siyaasadeed ee gobolka Banaadir la siiyo ayaa maanta ka dhacay magaalada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado wata oo ka dhacay magaalada uu…
Ururada Bulshada Muqdisho ayaa mar kale kasoo muuqday masraxa siyaasadda kadib markii bannaanbax ay soo qabanqaabiyeen uu maanta ka dhacay…
