Browsing: Baraawe
Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo doorashadooda ay ka…
Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Maryan-Gubaay ee Gobolka Sh/Hoose ee hoostaga degmada Baraawe.
Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo suuragalnimada in doorashada 2021 lagu qabto magaalooyinka loo asteeyay inay ka dhacdo Doorashada, sida…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is-miidaamin ah oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo saaka…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ayaa sheegaya in saaka qaraxyo waaweyn laga maqlay xarunta ciidamada AMISOM ee degmadaasi.
Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis laftagareen ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose oo ah caasimadda maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Markab taagan qaaday meel…
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose ayaa haweenka ku nool degmadaasi ka mamnuucay inay xirtaan Indha-shareerta.
Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dekada Magaalada Baraawe oo aan shaqeyn uu ku xirtay Markab Siday Saanad…
Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ahaa.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose aya asheegaya in oday waayeel, nabadoon ah lagu dilay degmada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe.
