Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Dagaal ka dhashay dhismaha Golaha Degaanka ee K/Galbeed ka wado degmada Baraawe

    Dagaal ka dhashay dhismaha Golaha Degaanka ee K/Galbeed ka wado degmada Baraawe

    October 10, 2021Updated:October 10, 20211 Min Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas ka sameynayo Maamulka K/Galbeed.

    Maleeshiyo diidan maamulkaasi ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Hotel ku yaalla Magaalada Baraawe oo ay ka socotay Doorashada Golaha Deegaanka Degmadaasi ee uu wato maamulka K/Galbeed, waxaana la sheegay inay jiraan qasaare dhaawacyo ah.

    Qeybo ka mida dadka ku nool magaalada Baraawe ayaa maalmahan waday cabsho ku saabsan Golaha Degaanka ee loo dhisayo degmada Baraawe, iyagoo ka hor yimid qaabka wax loo qeybiyey, waxayna maanta arrintu isu bedeshay gacan ka hadal.

    Shalay ayaa la doortay 3 xubnood oo ka mida Golaha degaanka, waxaana manata goobtii doorashada ka dhacay iska hor imaad hubeysan, iyadoo falkaas kadib ay halkaasi la wareegeen ciidmo Milateri iyo kuwa AMISOM ka kooban.

    Ninka iska hor imaadka degmada Baraawe ka dhacay ku dhintay ayaa lagu magacaabaa Cabdi Kadawe, wuxuuna ahaa hoggamiye degaanka ah oo dadka degan magaalada caan ku dhex ahaa, kana mid ahaa dadka ka hojrjeeda Golaha Degaank ee laga dhisayo Baraawe.

    May be an image of 1 person
    Abdi Kadawe oo lagu dilay degmada Baraawe
    Baraawe Barawe Dagaal K/Galbeed Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/qadiir Khan: Khabiirkii Muslimka ahaa ee soo saaray Bam Niyukliyeer ah. (Noloshiisii iyo Waxqabadkiisii)
    Next Article Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabis cusub iyo xil qaadis sameeyay (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo