Browsing: Baraawe
Akhriso: Magacyada Saddex Xubnood oo dacwad ka gudbiyey Kursiga iyo Wasiir C/rashiid ka mida
Magaalada Baraawe waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.
Waxaa maanta magaalada Baraawe ka dhacday Doorashada Kuraas ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, waxaana ka mid…
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Mamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo iyo musharixiinta golaha shacabka aysan ciidan iyo hub kala degi karin…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
Waxaa magaalada Baraawe maanta kusoo baxay xildhibanaadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magaaladaasi lagu doorto.
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 xildhibaan oo laba qeybood loogu kala dooranayo magaalada Baraawe, xarunta aan…
Guddiga Maamulka Doorahsada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey 13 kursi oo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
