Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo joojiyay Natiijada Kursigii laga qaaday Wasiirka Batroolka

    Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo joojiyay Natiijada Kursigii laga qaaday Wasiirka Batroolka

    February 20, 2022Updated:February 20, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Akhriso: Magacyada Saddex Xubnood oo dacwad ka gudbiyey Kursiga iyo Wasiir C/rashiid ka mida

    Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyey Natiijada Kursiga HOP045 ee lagu doortay magaalada Baraawe, kaasoo uu hore ugu fadhiyey Wasiirka Batroolka xukuumadda Federaalka C/rashiid Maxamed Axmed.

    Natiijada kursiga HOP#045 oo loo xiray, isla markaana uu kusoo baxay Maxamuud Axmed Maxamed ayaa hadda dacwo ka daba timid, waxaana Guddiga Xalinta Khilaafaadka ay sheegeen inay

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

    Ujeedo: Ogays in Hakin ku dhawaaqista Natilijada Rasmiga ah ee Kursi Lamber HOP#045.

    Guddiga Xallinta Khilafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) Ee 2020/2022, asagoo fulinaya Habraaca lagu dhisay GXKHDD ce soo baxay I-dii Oktoober 2020, wuxuu ku wargalinayan Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) in dacwad laga keenay kursi Lambarkiisu yahay HOP#045.

    Soo dacwoode: Suldaan Maxamed Axmed Cumar
    Soo dacwoode: Musharax Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Axmed
    Soo Dacwoode: Musharax Jawaahir Jeylaani Cabdullaahi

    Haddaba, Guddiga Xallinta Khilaafnaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2022 Asagoo Gudanaya Wajibaadkiisa shaqo ee loo igmaday wuxuu ku wargalinayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) in la hakiyo ku dhawaaqista natijada rasmiga ah ee kursi lamber HOP#045 laga bilaabo 19/02/2022 inta GXKHDD uu go’aan ka gaarayo dacwada laga soo gubdiyay kursigaas.

    GXKHDD wuxuu baarintaanka cadaymaha saxsanaanta lahaanshaha kursiga, dhagaysiga dhinacyada ay khuseyso dacwadu, iyo go’aan ka gaarista dacwada ku dhamaystiri doonaa muddo todobo (7) maalmood ah oo ka bilaabanaysa 19/02/2022, waxayna go’aanka ugu gudbin doonaan soo dacwoodayaasha iyo dhamaan dhinacyada ay khuseyso muddo afar iyo labaatan sacadood (24) gudahood ah oo ka bilaabanaysa marka go’aanka la gaaro.

    Ugu dambayn, GXKHDD wuxuu ku wargalinyaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Heer Federal (GHDHF) iyo Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka SEIT Koonfur Galbeed in ay si dhaw ula shaqeeyaan xubnaha GXKHDD ee dacwadan gacanta ku haya si loo helo xog dhameystirsan oo lagu go’aan qaadan karo isla markaana dhawraan waqtiyada dhagaysiga dacwada ee lagu qeexay habraaca ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka.

    Mahadsanidiin, Wada Shaqeyn Wacan.

    Mudane: Maxamed Cawil Warsame
    Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashooyinka Dadban

    Baraawe Guddiga Xalinta khilaafaadka Kursi Dacwad Top Wasiir C/rashiid
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Cabdirashiid: Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo, 7 Milyan ayaana laga helay..”
    Next Article Guddiga Doorashada Federaalka oo ku Adkeystay joojinta Kursiga uu isu sharxay Fahad Yaasiin

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo