Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: 7 Xildhibaan oo lagu doortay Baraawe (Gudoomiye ku xigeen iyo Wasiir waayey kuraastii)

    Akhriso: 7 Xildhibaan oo lagu doortay Baraawe (Gudoomiye ku xigeen iyo Wasiir waayey kuraastii)

    February 16, 2022Updated:February 16, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Baraawe waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.

    Natiijada kuraastan oo hore loo sii ogaa, waxay u dhacday sidatan:

    Kursiga Tirsigiisa uu yahay HOP045 waxaa kusoo baxay Maxamuud Axmed, isagoo helay codad gaaraya 90-cod halka musharaxii la tartamayey ee Yuusuf Maxamed Cabdulaahi uu ka heley 8-cod, waxaana xumaaday Saddex cod. Kursiga HOP045 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed.

    Kursiga HOP145 waxaa kusoo baxay Maxamed Cabdalla Axmed, isagoo helay codad gaaraya 76-cod halka musharaxii la tartamayey ee Cabdulaahi Ahmed Cabdi uu heley 12-cod, waxaa halaabay laba cod. Kursigan waxaa horay ugu fadhiyay Guddoomiye kuxigeenka Golaha Shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey oo doorashda laga hor istaagay.

    Kursiga HOP162 waxaa kusoo baxay Maxamed Cusmaan Cumar oo helay 74-cod, halka musharaxii la tartamay ee Maxamed Daliib Xasan uu ka heley 17-cod iyo 4 cod oo xumaatay. Kursigan waxaa hore ugu fadhiyay Cali Sheekh Cabdullaahi.

    Kursiga tirsigiisa uu yahay HOP148 waxaa kusoo baxday Calwiya Siid Cabdullaahi, iyadoo heshay 88-cod. halka Sacdiyo Maxamed Cabduqaadir oo la tartantay ay heshay 10 cod; 2 cod ayaana halaabay. Waxaa kursiga HOP148 horay ugu fadhiday Aamina Xasan Cali oo sanadkaan  laga reebay doorashada.

    Kursiga HOP256 waxaa kusoo baxday Suhuur Xaaji Culusow oo heshay 87 cod, halka musharaxJiijo Axmed Iikow oo tartanka la gashay ay ka heshay 12-cod. Kursiga HOP256 hore ugu fadhiday Nadiifo Aadan Isaaq.

    Kursiga tirsigiisu yahay HOP143 waxa kusoo baxay Cali Sheekh Maxamed Nuur oo markale ku noqday xildhibaan Golaha Shacabka, isagoo helay 90-cod, halka musharaxii la tartamay Cabduqaadir Maxamed Cabdullaahi uu ka helay 11-cod.

    Kursiga HOP163 waxaa kusoo baxay Isaaq Maxamed Maxamuud oo mar kale xilkaasi kusoo laabtay, isagoo heley 86-cod, halka musharaxii la tartamay  Cabdullaahi Cismaan Ibraahim uu ka helay 10-cod.

    Magaalada Baraawe ayaa lagu doortay 20 xildhibaan, waxaana Berri la filayaa in lasoo gabagabeeto doorashada lixda kursi ee harsan.

    Baraawe Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Haramcad oo Jirdil, Ciqaab iyo Xarig u geystay Weriyeyaal tegay Saldhigga Kaxda (Sawirro)
    Next Article Taliska Booliska oo Raaligelin ka bixiyey Tacadiyadii ay Ciidanka Haramcad u geysteen Saxafiyiin

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo