Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Browsing: Baydhaba
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda diyaargarowga Shirka Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobioleedyada, kaasoo muddo dheer…
Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa amarro ku soo rogay dadka ajaaniibta ah ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta maamulkaasi…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose isagoo magacaabay guddoomiye cusub.
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Qarax ka dhashay Bam gacmeed lagu qaaday askar ka tirsan ciidamada maamulka…
Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee magaalada Baydhaba ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo, iyadoo laga soo saarayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Qatar ayaa sii dheereystay socdaalkiisa oo markii hore la sheegay…
Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Gobaleedyada Soomaaliya ayaa weli ka socda Magaalada Baydhabo, iyadoo waqti dheeraad ah lagu daray, isla markaana…
Madaxweynaha Puntland ahna guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa weerar ku qaaday hab-dhqanka dowladda Federaalka…
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya.
Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboleedyada dalka ayaa gaaray Magaalada Baydhabooo shir uga furmayo maalinta Berri ah.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba aya sheegaya inay halkaasi gaareen qaar ka mida madaxda maamul goboleedyada, iyadoo qaar kale ay…
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa guddoonsiiyey lacag abaalmarin ah horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo dhowaan ka goostay.
Safiirka dalka Itoobiya ee Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa joogistiisa magaalada Muqdisho ay dhalisay shaki ku saabsan dhaqdhaqaaqyo ka baxsan…
Shirkii Golaha Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in aakhirka sanadkan la qabto doorashada madaxweynaha Maamulkaasi.
Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay xilal cusub oo ka mida garsoorka maamulkiisa.
