Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhacday fadeexad ku saabsan kursi loo doortay haweeney aan ka…
Browsing: Baydhaba
C/raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi) ayaa mar kale ku soo baxay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
UgaaskaBeesha Geeledle ayaa shaaciyay in ciidamo lagu dalbaday oo la garaacay, kadib ergadii beeshiisa markii lagala wareegay.
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan musuqa iyo cod iibsiga hareeyay doorashada Soomaaliya ee 2016, ayaa waxaa afka furatay mushara xiildhibaan…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in tartanka loogu jiro aqalka hoose uu ku soo biiray siyaasi cusub.
Wasiiru dowlaha Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka hadlay doorashada ka socota Soomaaliya.
Doorashooyinka Aqalka hoose ee la socda magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay 7 xildhibaan oo cusub.
11/10/2016. Sidee Wasiir Fargeeti ku waayay kursigii beeshiisa Disow ee Aqalka hoose..? Imisa lacag ayuuse ku bixiyay.
Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhaba maanta lagu doortay qaar ka mida xildhibaanada Aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka.
Mid ka mida labada kursi ee Aqalka hoose ee Baarlamaanka beesha Ogaadeen ee lagu dooranayo magaalada Baydhaba ayaa lagu soo…
Waxaa mar kaliy maanta ka bilaabanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba doorashada xildhibaanada Aqalka hoore ee Baarlamaanka.
Guddiga Doorashada Dadban ayaa musharaxnimada ka xayuubiyay musharixii ugu horeeyay ee dagaal u adeegsada Doorosahda 2016.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegtay inay qabsadeen degaanka Goofgaduud oo 30 u jira magaalada Baydhaba.
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in lix askari ay dhinteen ka dib markii maleeshiya ka…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay liiska musharixiinta 8-da xubnood ee Aqalka…
Sii-hayaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab degdeg ah wax ka yar 24 saacadood ka bixiyay baaqii…
Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd u anbaxabay magaalada Baydhaba. Socdaalka Xasan…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno xabsi ah ku diray xubno ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay Gobolka…
Madixii Daacish ee gobolka Baay iyo xubno la socda ayaa gacanta lagu dhigay sida ay shaaciyeen ciidamada Nabadsugidda ee ka…
