Golaha Talabixinta Qorshaha Qaranka (GTQQ) ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed
Browsing: Baydhaba
Xaflad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa isu bedeshay goob Qoob-ka-ciyaar iyo riwaayad…
Waxa magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ka furmaya shir ay yeelanayaan wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedyada Soomaaliya iyo…
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeeraray magaalada Baydhaba, iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeysay kooxda Alshabaab.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhaba
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle
Wararka laga helayo gobolka Bay, ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay dad rayid ah ku laayeen degaanka Awdiinle ee Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday magaalada Baydhaba, iyadoo la soo weriyay in madaafiicda ay ku dhaceen…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmay magaalada Baydhabo, iyadoo ay hor yaallaan qodobo adag oo ku saabsan doorashada 2016 ee…
DAAWO SAWIRRO: Sidii Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Baydhaba Wadani.com
Shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Soomaaliya ayaa galabta gelinka dambe ka furmaya magaalada Baydhaba, iyadoo ay halkaasi gaareen inta badan…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno la socda oo isugu jira wasiiro, xildhibaano ayaa maanta…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, isagoo ka hor maray…
Magaalada Baydhaba ayaa la sheegay in lagu dooran doono xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka Federaalka cusub ee Soomaaliya 2016. Shirkii Madasha…
Barnaamij ku saabsan soo bandhigidda Raggii ka dambeeyay Qaraxyadii Baydhabo.
Ciidamada Booliska iyo nabadsugigga magaalada Baydhaba oo howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha Magaalada Baydhabo waxaa ay ku soo qab qabteen dad…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada sida ayaa xukuno kala duwan ku riday shan ruux oo afar ka mida ay ahaayeen dambeeyay…
Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madiera ayaa booqashadiisa ugu horeysay ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur…
Ugu yaraan 8 Askari ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay kadib markii qarax Miino ah oo…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa boqoday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay…
