Wararka laga helayo magaalada Baydhaba aya sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Browsing: Baydhaba
Wafdi uu hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray Magaalada Baydhabo, isagoo qeyb…
Maamulka cusub ee Puntlnd ayaa wafdi u diraya caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in qeybihii ugu horeeyay ciidamada ilaalada Madaxtooyada ay gaareen maanta magaalada Baydhaba, iyadoo…
Kulan uu xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku qaban lahaa magaalada Baydhaba ayaa la joojiyey markii…
Xubno isugu jirta aqoonyahanno, siyaasiyiin, saxafiyiin iyo ururada bulshada oo ka soo jeeda K/Galbeed Soomaaliya ayaa aasaasay koox culeys saar…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada…
Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya C/faatax Ibraahim Geesey, kana mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ayaa ku eedeeyay madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka…
Kulan ay yeesheen xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA…
Xildhibaannada mucaaradka ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Kutlada ‘Badbaado Qaran’ ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Somalia shaqada…
Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan…
Kooxda Shabaab ayaa sheegatay in dagaal culus kula wareegtay Saldhigga ciidamada dowlkadda ee degaanka Goof-gaduud Buureey e duleedka Magaalada Baydhaba…
Waxaa magaalada Baydhaba saaka toogasho lagu fuliyey eedeysane ka tirsanaa Alshabaab oo lagu helay inuu toogasho ku dilay sheekh caan ka…
Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta la wareegay xilka madaxweynaha maamulkaasi oo dhowaan lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba oo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Waxaa dhammaaday tirinta Codadka wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed, iyadoo uu si weyn ugu horeeyo musharaxa C/casiis Xasan…
Waxaa goor dhow soo idlaaday wareegga koowaad ee Doorshada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, waxaana hadda bilaabatay tirinta codadka Wareegga…
Waxaa goor dhow si rasmi ah u bilaabatay Doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya oo ka dhaceysa xarunta Madaxtooyada magaalada…
