Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda…
Browsing: Baydhaba
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in hoolka Doorashada ay gaareen xildhibaannada iyo musharxiinta u taagan xilka Madaxweynaha…
Waxaa saaka magaalada Baydhaba ka dhaceysa Doorasho muran ka taagan yahay oo hal dhinac ka rarran, iyadoo amniga magaalada si…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ciidamo fara badan la wareegeen amniga magaaladaasi oo lagu wado inay berri…
Xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda degaanada K/Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray war-saxaafadeed culus oo…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacay qeybtii labaad ee khudbad jeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee doorashada muranka ka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Maamulkaasi uu goor dhoweyd ku dhawaaqay in musharaxa Mukhtaar Roobow…
Waxaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Baydhaba munaasabadda khudbad jeedinta musharixiinta Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow Cali uu yahay argagxixiso ay caddahay xaqiiqadiisa.
Xildhibaannada Baarlamaanka ee la baxay Badbaado Qaran oo ah garabka Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaliya…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Odowaa, wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay inay aamus soo dhaaftay tacadiyada ka dhacaya magaalada…
Intii uu xilka madaxweyne u tartamayey Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu soo jeediyey in wadahadal lala furo Alshabaab, markii uu talada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inay sharci darro ah…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maalintii saddexaad ay magaaladaasi ka socdaan bannaanbaxyo rabshado wata oo looga horjeedo…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida iyo amniga maamulkaasi.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal dacwo ah ka qoray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhaba iyo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya lagu fasaxay magaalada, iyadoo hubka waaweyn la tegay wadooyinka…
Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Baydhaba, iyadoo dalbaday in la sii daayo Mukhtaar Roobow…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa war ay kasoo saareen uga hadlay xaaladda ka dhalatay xariga Mukhtaar…
Guddiga Doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray qoraal uu ku beeniyey inay guddigaasi is casileen, kadib qoraal laga sameeyay…
