Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka…
Browsing: Beesha caalamka
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo…
Qaar ka mida dalalka Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa cadaadis ku saaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay qoraal talo soo jeedin ahaa oo uu dhowaan diray…
Wararka laga helyo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qoraal culus uu guddoomiye Jawaari u kala diray wakiilada…
Mooshin waa kalimad qalaad oo loo fahmay loona adeegsaday si ka duwan ujeedkeeda asalka ah sida uu ku fasiray Gudoomiye…
Beesha caalamka ayaa caawa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed iyo qalalaasaha ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Dowladda Soomaaliya ayaa beesha caalamka u gudbisay qorshe ay Ciidamada dalka ay AMISOM ugala wareegayaan amniga dalka.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska Galmudug ee ay ku soo gabagabeeyeen heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug ay wada gaareen.
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan…
Shir looga hadlay qorshaha & istraatiijiyada amniga Soomaaliya oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha Amniga ee horaanta bisha December dhici doona…
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa maanta shir Gaara xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoonada labada Aqal…
Ra’iisul Wasaaraha oo Shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulan uu la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ka dalbaday inay dhaqaale ku bixiyaan mashaariicda horumarineed ee dalka.
Beesha caalamka ee ku lugta leh arrimaha Soomaaliya ayaa war degdeg ah ka soo saartay doorashada madaxweynaha Galmudug ee berri…
Wakiilada Beesha caalamka ee qaabilsan shirka London ayaa madaxda maamul goboleedyada kala hadlay arrinta shirka London.
Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay u diyaargarowga shirka London ee arrimaha Soomaaliya…
Shir degdeg ah ayaa maanta ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlay xaaladda ammaanka iyo waxa iska…
