Musharax madaxweyne oo xilka kula tartamay madaxweynaha xilka haya ayaa ka dhawaajiyay qaabka ay ku shaqo bilowday dowladda Farmaajoinay tahay mid…
Browsing: Beesha caalamka
Wakiilka beesha caalamka ee sida korjoogtada ah uga qeyb galaya doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga dhex saaray fadhiga xildhibaanada.
Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay faragelin ku sameysay Guddiga Anshaxa Doorashada oo…
Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulan dhex maray wakiilada beesha Caalamka, Guddoonka cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharaxiinta xilka madaxweynaha ayaa lagu diiday…
War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo mooshinkii xilka looga…
Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed culus ka soo saartay Doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo ku hanjabtay in laga fiirsan doono taageerada dowladda cusub.
Beesha Caalamka ayaa si adag u diiday ugana hor timid go’aanadii shalay kasoo baxay Madasha Qaran ee lagu kordhiyay tirada…
Qoraal ka soo baxay Beesha caalamka ayaa si cad loogu sheegay in shaki weyn geli doono haddii aan tallaabo laga qaadin…
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa beesha caalamka gaarsiiyay war cusub oo ku saabsan xaaladda ay ku shaqeeyaan iyo dhibaatooyin soo…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka iyo wakiilada Beesha caalamka ayaa kulan ay yeesheen maanta ku dhamaaday khilaaf adag.
Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal uu soo saaray ugu sheegay madaxda Madasha inay go;aan ka gaaraan khaladaadka…
Iyadoo shirka Madasha Qaran uu maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya warbixin ku saabsan xaaladda shirka.
Qoraal ka soo baxay Beesha caalamka ayaa lagu booriyay Guddiga doorashada inay fuliyaan xeerarka doorashada u yaala ee looga hortagayo…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda
Warsaxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay musuqmaasuq iyo awood sheegasho ka…
Beesha caalamka ayaa cambaareyn u jeedisay dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay xadgudubyo ay kula kacdo saxafiyiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.
Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kusoo dhoweysay dhismaha maamul goboleedka cusub ee Hirshabeelle.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsan yihiin in shaqsiyaad…
Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay xaaladda Soomaaliya dalbaday in si degdeg loo joojiyo colaadda…
