Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Beesha Caalamka oo mowqif la yaab leh ka qaadatay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug

    Beesha Caalamka oo mowqif la yaab leh ka qaadatay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug

    January 13, 2017Updated:January 13, 20172 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    The international partners
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo mooshinkii xilka looga qaaday C/kariin Guuleed.

    Qoraal ay soo saareen wakiilada beesha caalamka ayaa mowqif dhexdhexaad ah ka istaagay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, waxayna ku baaqeen in xal loo helo xiisadda, isla markaana aanay arrintaasi keenin iska hor imaad.

    Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa war saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhaxeeya xubnaha xildhibaanada iyo Madaxweynaha Galmudug.

    Beesha Caalamka waxay Madaxda Maamulka Galmudug ugu baaqday in ay xaliyaan khilaafaadka qarxay horraantii toddobaadkan, sidoo kalena ay wada hadal hoose ku dhameeyaan mad madowga jira.

    Beesha Caalamka waxay kaloo ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay khuseyso ee Galmudug, shacabka, Ciidamada ammaanka in ay bilaabaan falkasta oo lagu joojin karo colaada, sidoo kalena looga hortagi karo rabashadaha.

    “Muranka hada ka jira Galmudug ee u dhaxeeya xubnaha xildhibaanda iyo Madaxweynaha, waa muhiim in si dhaqsi leh loo dhameeyo, si aysan u abuurin xaalad amni daro ah” Ayaa lagu yiri warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Beesha Caalamka.

    HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO ENGLISH AH


    INTERNATIONAL COMMUNITY EXPRESSES CONCERN OVER DEVELOPMENTS IN GALMUDUG

    The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom, and the United States are concerned about the unfolding dispute within the Galmudug regional assembly and between members of the assembly and President Abdikarim Guled.

    The dispute, which has led to a vote to remove the President from office, with the President and the Speaker of the assembly rejecting the vote as illegal, is potentially destabilizing.

    The international partners call on all the stakeholders in Galmudug, in particular members of the regional assembly, the Speaker of the assembly and the President, to resolve the underlying issues through dialogue and refrain from resorting to any acts of violence.

    The international partners call on all Somalis, including the security forces, to now focus on consolidating and building on the gains from the electoral and state-building processes and make every effort to avoid actions that could undermine the progress that is unfolding in the country.

    Wadani.com

    Beesha caalamka Cadaado Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxay ka dhigan tahay Doorashada C/wali Muudey iyo Mahad Cawad (Faallo xasaasi ah)
    Next Article DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo