Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo tegay maanta Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada…
Browsing: BELEDWEYNE
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo hadda hogaamiya xisbi siyaasadeed Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] oo ay la socdaan odayaal dhaqameedyo…
Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa kusii qul ulaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan…
Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka ka dhaxlay walaalkiis Ugaas C/raxmaan oo dhowaan geeriyooday balse…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi beesha Xawaadle uga furmi doono shirweyne…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saacadaha soo socda Madaxweynaha Dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi laga sugayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay qaadaceen oo aaanay ka qeyb galeyin shirka Jowhar, Odayaasha oo…
Meydka Marxuun Ugaas C/raxmaan Ugaash Khaliif ayaa maanta Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka kubada cagta ee lagu magacaabo Laqanyo oo…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo dadaal loogu jiro in aaskaasi…
Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Federaalka iyo waxgarad oo ay ka mid yihiin wasiiro, xildhibaano iyo odayaal dhaqameed ayaa…
Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugaas C/raxmaan Ugaas…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dagaal beeleedkii u dhaxeeyay labo maleeshiyo uu dib uga qarxay halkaasi, iyadoo dagaalkan…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Qaar ka m ida qurbajoogta Gobolkaasi ayaa magaalada Beledweyne ka sheegay inaan la isku raacsaneyn…
Muqdisho 23, December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka koobanaa labadda…
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Beledweyne ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii ku saabsanaa xal u helida arrimaha shirka maamul…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wafdigii Madaxweynaha ee magaaladaasi ku sugnaa maalmihii u danbeeyay ay ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Beleweyne ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray qorshaha maamul u sameynta gobolada…
Warsaxaafadeed. Xafiiska Madaxweynaha Beledweyn. 22 December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa habeenkii labaad ku…
