Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne ayaa si weyn uga hor yimid wareegtadii uu madaxweynaha Soomaaliya ku magacaabay caasimada…
Browsing: BELEDWEYNE
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa socdaal shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Beledweyne, iyadoo ay socoto diyaargarowga soo dhoweynta…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa goobjoog ka…
Kulan ay wada yeesheen Beelihii ku dagaallamay Gobolka Hiiraan iyo Hogaanka Dhaqanka ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo wada gaaray…
Wararkii ugu danbeeyay ee saaka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne oo xiisad colaadeed ku dhex martay laba maleeshiyo beeleed ayaa…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa laga reebay inuu ka mid noqdo wafdigii dowladda Federaalka u dirtay…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan la…
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya ayna ka mid yihiin xildhibaano iyo madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka magaalada…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay…
Dagaalkii shalay ka qarxay magaalada Beledweyne ayaa maanta mar kale dib uga bilowday halkaasi, iyadoo labada maleeshiyo beeleed ay saaka…
Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka Jabuuti ee Hiil walaal ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Howlwadaag Ee…
Xaalada magaalada Beledwweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa weli kacsan iyadoo dagaalo qaraar oo si lama filaan ah saaka halkaasi uga…
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaal kulul ka dhacay deegaanka Baar oo 25km dhinac galbeed kaga…
Ciidamo taabacsan gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fXasan Afaraxayaa maanta xirtay wadada weyn ee bartamaha magaalada, iyadoo la sheegay inay careysnaayeen kana…
Boqolaal ka tirsan ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, qeyntana ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM…
Wararka laga helao Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ee magaaladaasi ay gacanta ku dhigeen…
Socdaal uu madaxweyne Xasan Sheekh ku tegi lahaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa u xayiran xaalada kacsan ee ka…
Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay xaaladii cakirneyd ee magaalada ay kasii dartay iyadoo…
Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Guddi soo baara loo diray dilki magaalada Beledweyne…
