Kursiga Fahad Yaasiin uu doonayo inuu soo qaato oo lasoo hormariyay iyo Malxiiskiisa oo lasoo bandhigay
Browsing: BELEDWEYNE
Guddiga Doorasada Hirshabeelle ayaa soo saray Liiska kuraasta 13 Kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, kuwaas oo lagu…
Odayaasha iyo Nabaddoonnada Beesha Reer Aw-xasan ayaa digniin kasoo saaray Nabaddoon Beeshaasi ka tirsan oo uu xareystay La-taliyaha Amniga ee…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalintii labaad ku usgan magaalada Beledweyne aaayaa kulan la yeeshay saraakiisha Amniga eeciidamad dowladda…
Kooxda Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay qorshe ay u dhigtay ururkii Kacdoonka Hiiraan ee…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan magaaladaasi.
Jen. Xuud: “Farmaajo waxaan igu imid oo reer Hiiran ah waa noo dhammeeyay..”
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul ugu jawaabay siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Xawaadle ee ka hor…
Waxaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiinta iyo Beesha Xawaadle oo si kulul…
Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu canbaareeyay qalaalase ay sheegeen inuu Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hurinaayo Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay saaka halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Milateriga Kumaandooska…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in maleeshiyo hubeysan ay la wareegtay xaafado ka mida magaalada Beledweyne ee Gobolka…
