Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey in gacanta ay kusoo dhigeen nin ku eedeysan inuu garaac ku dilay wiil shan sano…
Browsing: Booliska
Booliska magaalada Muqdisho ayaa xarunta CID-da kusoo bandhigay Burcad dhac kala duwan ka geystay xarumo gacansi, Mooto iyo dad caadi…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xiray qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajleyda ah ee maanta bannaanbax looga horjeedo maamulka Gobolka…
Waxaa xalay Xaafadda Galmudug, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho laga helay meydka gabar dhalinyaro ah oo la dilay.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in la qabtay koox dhalinyarrada ka dhoofin jirtay magaalada Muqdisho. kadib howlgal ay ciidamada…
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska ciidamada Dowladda ayaa ka qaaday dhammaan ciidankii Asluubta ee ku sugnaa Barihii koontaroolada ee degmada Xamarweyne, waxaana ay ku…
Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Saldhiga Booliska Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin hubeysan oo la…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray war hordhac ah oo ku saabsan baaritaan ay bilaabeen kiiska Geerida Marxuum Rumaan Cabduqaadir…
Waxaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday Taliye ku-xigeenkii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo dhaawac halis ah kasoo gaaray qaraxii…
Booliska Soomaaliya ayaa baahiyey muuqaalka iyo magaca eedeysane baxsad ah oo la sheegay in loo maleynayo inuu ku sugan yahay…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa soo saaray amar ku socda ciidamada Booliska.
Talyihii Saldhigga Booliska degmada Waaberi Maxamed C/qaadir Mooshin oo ka mida saraakiisha qeybta ka ahayd howlgalkii lagu dilay Guddoomiyihii degmada…
Waxaa maanta la shaaciyey wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliska oo saldhiga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Qeybta Booliska…
Ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada iyo afar…
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa shaaciyey in laga jabsaday bartiisa Twitterka, kadib markii qoraal kooban oo yaab…
Ciidamada Amniga dowladda ayaa la sheegay inay in muddo ah hayeen xog ku saabsan weerar is qarxin ah oo ay…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa caawa xilkii ka qaaday Taliyihii Qeybta Weliyow-cadde, iyadoo lagu eedeynayo…
