Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Warr kasoo saaray Haween lagu dilay degmada Deyniile oo meydadkooda lagu arkay xaafad ka tirsana…
Browsing: Booliska
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Waaxda Kacaan, degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Taliyaha Ciidamada Booliika Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin caawa u diray bulshada iyo ciyaartoyda ka qeyb galeysa…
Jenaraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa caawa tegay Saldhiga Booliska Degmada Waaberi, ee Gobolka Banaadir, isagoo wata ciidamada ilaalada u…
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd albaabada isugu dhuftay shirkad sameysa Daabaacada, waxayna xabsiga u taxaabeen shaqaalihii xaruntaasi.
Ciidamada Booliska degmada Afgooye ayaa gacana ku dhigay nin lagu soo eedeeyay inuu Beeraha Afgooye ku kufsaday laba haween ah.
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka iyo kufsiga Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa wiil dhalinyaro ah u magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Booliska ee Madina.
Shan qof ayaa ku dhawacantay, qofkii is-miidaamiyaha ahaana waa ku dhintay qarax saaka ka dhacay laanta canshuuraha iyo dhaqaalaha Dekadda…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday sarkaal sare…
Faaahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa…
Taliyaha Ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble, ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu…
Afhayeen cusub ayaa loo magacaabay Ciidamada Booliska, sida lagu sheegay Wareegto kasoo baxday Taliyaha guud ee ciidamada Booliska.
Waxaa goro dhoweyd shir jaraa’id qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho iyagoo soo saaray go’aanno cusub oo ku…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa oo sheegay ayaa caawa soo saaray go’aano cusub oo ku saabsan Bandowga habeenkii saaran caasimadda Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegtay dilka Sarkaal Boolis ah oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee ciidamada Booliska, iyadoo Taliska Booliska uu qoraal…
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Federaalka…
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen suuqyada Gobolka Banaadir si ay uga hortagaan ganacsatada kordhineysa sicirka cuntada iyo…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyey bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee dadku ka qaadan jireen xarunta CID-da…
