Wararka hadda laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay magaaladasi ka qaaday ciidamadii…
Browsing: Booliska
Askar ka tirsan ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ee Haramcad ayaa la xiray kadib markii ay muuqaal ay soo duubeen ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa yeelatay ciidamadii ugu horeeyay ee Daraawiishta Booliska Soomaaliya, kadib markii 300 askari oo tababar loo soo xiray…
Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland oou xirnaa dowladda Soomaaliya.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaal ay ka duubeen gabadhii Amal Nuur Cusmaan ee ka baxsatay xarun…
Taiyaha cidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa shaaciyey in la helay gabadhii maqneyd ee Amaal Nuur Cismaan oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta ku soo dhigeen gabadhii la raadineyay ee Amaal Nuur…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday xafladdii xuska maalinta Booliska Soomaaliyeed oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dabaaldegayaa sanadguuradda 76-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhici doonta Garoonka Eng. Yariisow…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa eedeysanayasha kala ah Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed oo ka…
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Zakiya Xuseen Axmed ayaa farriin kasoo saartay roobab waaweyn oo ku soo wajahan magaalada…
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saxafiyiin ku howlanaa tebinta bannaanbax ka socda magaalada Muqdisho oo ay dhigayaan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay degan tahay kadib shaqaaqo xalay…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen, Cabdi Xasan Xijaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida taliyeyaasha iyo Saraakiisha sare…
Taliska Booliska ayaa farriin codsi ah u diray dadweynaha magaalada Muqdisho, kadib markii la xiray qaar ka mida wadooyinka caasimadda…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in isbedel weyn lagu sameynayo qaabka loo sugo amniga caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay in…
Taliska Ciidamada Booliska ayaa isbedel weyn ku sameeyay qaabka loo bixin jiray warqadda Denbi la’aanta ee CID-da bixiso, taasoo dowladda…
