Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.
Browsing: Boosaaso
Ciidamada booliska Magaalada Boosaaso ayaa xabsiga dhigay nin muddo 25 sanno ku shaqaysanayay sixirka iyo nin kale oo kaaliye u…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda Federaalka
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo shan rag ah oo abaabulayay qaraxyo ka…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay Qaraxyo loo diyaariyay in magaaladaasi ka dhacaan kadib howlgallo ciidamada Boolisku qaadeen.
Maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay maanta dhalinyarro ku eedeysnaa Alshbaabnimo oo maxkamad ay hore xukun ugu riday.
Qarax uu dhaliyay telefoon gacan-qaad ah (Mobile) nooca Samsung Galaxy ayaa sababay inuu gubto guri Filo ah oo ku yaalla magaalada Bosaso…
Waxa xabsiga Boosaaso maanta laga sii daayay nabaddoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Xarrago) oo ah afhayeenka nabaddoonada gobolka Bari ee Puntland,…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar bambo uu ka dhacay magaaladaasi maanta.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay inuusan mar kale isu sharxi doonin doorashada madaxweynaha Puntland marka ay u…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xiisad ka taagan tahay magaalada, isla markaana iska hor imaadyo iyo qaraxyo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Puntland ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed caan…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada ganacsiga ugu weyn ee maamulka Puntland.
Munaasabad aad u sareysa oo ay ku qalin jabinayeen ducadii Shanaad 5 ee ardayda wax ka barata campus-ka jaamacadda muqdisho…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ee magaalada Boosaaso ayaaxukunno dil ah ku riday 7 nin oo lagu soo eedeeyay in…
Wararkii ugu dambeeyay ee weerar koox hubeysan ku qaaday magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in weerarkaasi uu ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen hotel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay caawa ka dhacay magaalada Boosaaso oo koox hubeysan ku qaaday bar ay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu caawa ka dhacay magaaladaasi.
