Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay warbixin dheer oo Wargeyska caanka ah ee New York Times ka qoray doorkeeda Soomaaliya,…
Browsing: Boosaaso
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa ka dalbaday xukuumadda Puntland ee Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni inay xoriyadooda usoo celiso xubnaha…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamda maamulka Puntland ay xabsi u taxaabeen Guddoomiyihii Guddiga Dib u-dhiska wadadda…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu telefoon kula xiriiray madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni,…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay xireen xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax caawa ka dhacay magaalada Boosaaso oo dhaliyey qasaare kala duwan, kadib markii miino…
Kooxda khilaafadda islaamka ee Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Boosaaso oo lala beegsaday mas’uulka ugu sareeya…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada…
Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala…
Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in weerar lagu qaaday Nabadoon caan ahaa oo ka mida isimada Puntland ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland uu ku geeriyooday shil Baabuur oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay ganacsade laga yaqaanay magaalada.
Waxaa Isbitaalka magaalada Boosaaso caawa ku geeriyooday ninkii toogashada ku dilay maamulihii dekeda Boosaaso ee shirkadda P&O Port Paol Farmosa.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amarro degdeg ah kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu khaarijiyey Maamulihii…
Xarakada Alshabaab ayaa war kasoo saartay dil saaka lagu khaarijiyey madaxdii shirakdda P&O ee maamusha dekadda magaalada Boosaaso.
Nin bistoolad ku hubeysan ayaa saaka dekada Magaalada Boosaaso toogasho ku dilay Agaasimihii Shirkadda P&O eeo hoostagta Shirkadda DP World …
Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, markii ay ku qarxday miino dhulka lagu…
