Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in koox hubeysan xalay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ku dhaawaceen Garsoore ka…
Browsing: Boosaaso
Wararka laga helayo Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaalada xalay iyo…
Maxkamada Ciidamada milateriga ee Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday rag loo heytsto Alshabaab iyo Daacish oo falal dilal…
Bandhig Faneedkii la filayay inuu magaaladda Boosaaso ku qabto Caawa fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hasan (Hilaac) ayaa baaqday, iyadoo warar kala…
Kooxo hubaysan ayaa maanta dil kale ka geysatay magaalada Boosaaso ee ganacsiga ugu weyn degaanada Puntland.
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in magaalada xalay lagu dilay Laba wiil oo kooxo hubeysan ay weerar ku…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil ka fulisay agagaarka Madaxtooyada magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in labo nin oo dhalinyaro ahaa Caawa lagu dilay magaalada Boosaaso.
Qaar ka mid ah jaaliyadda Oromada ee ku nool magaalada Boosaaso soo saaray baaq iyo digniin wada socda, waxayna dadkooda…
Golaha degaanka magaalada Boosaaso ayaa doortay Gudoomiye cusub, kadib cod bixin ka dhacday xarunta Golaha degaankaee magaalada Boosaaso maanta.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta magaalada Ganacsiga Puntland laga helay meydad ay Baddu…
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u soo celisay mid ka mida Maraakiib Xoolo u qaaday dalkaasi oo loogu talogalay mowsimka xajka…
Kooxda Alshabaab ee ka howlgasha degaanada Puntland ayaa iska fogeysay dil xalay ka dhacay magaalada Boosaaso oo lagu khaarijiyey Ganacsade…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad Oromo ah lagu dilay magaaladaasi, taasoo ka dhalatay shaqaaqada ka taagan…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay koox hubeysan ay caawa magaalada toogasho ku dishay maareeye ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab toogteen Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland, falkaasoo ka dhacay magaalada Boosaaso.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lagha helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasoo loo geystay nin…
Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo…
Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay…
Wararkii ugu danbeeyay ee duufaanta ku dhufatay xeebaha Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya inay sababeen barakac ka socda degaanada xeebeedyada…
