Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha agaalada Bosaso, isagoo ku sii jeeda Magaalada Abu…
Browsing: Boosaaso
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya xukuumadii Siyaad Barre ninka lagu magacaabo Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa la filayaa inuu ku…
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay inuu xumaaday xiriirka Imaaraadka Carabt iyo maamulka Puntland.
Muuqaallo iyo Sawirro dheeraad ah ayaa laga helay saraakiishii Imaaraadka iyo Diyaarad gaarka ahayd ee lagu xayiray maanta magaalada Boosaaso.
Wafdi ka socda xukuumada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiiro ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Boosaaso ee Puntland.
Saraakiishii tababarayaasha milateri ee Imaaraadka Carabta ayaa gebi ahaan isaga baxay magaalada Boosaaso, iyadoo ka duulay garoonka diyaaradaha magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada dowladda Imaaraadka ka joogay Puntland ay go’aansadeen inay ka guuraan halkaasi.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay la fasaxay diyaarad iyo saraakiil Imaaaraad ah oo ku xayirnaa garoonka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ay xayireen Diyaarad iyo saraakiil ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay Koox hubeysan ay saddex qof ku toogteen magaalada, iyadoo midkood uu ahaa sarkaal…
Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso ayaa ugu danbeyn lagu guuleystay in la gaaro, kadib dekad KMG ah oo loo…
Qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Boosaaso ayaa isugu tegay badbaadinta Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, kadib markii maamulka…
Taliyaha Booliiska Gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameeyeen Guddiga Amniga Gobolka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar caawa lagu qaaday saldhigga Booliska Bartamaha ee magaalada Boosaaso.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax iyo rasaas culus laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntand.
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in rasaas ay fureen rag hubeysan lagu dhaawacay Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland…
Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay hub kala duwan oo lagu qabtay hawlgallo ay ciidamada ammaanka magaaladaasi sameeyeen. Hubkan oo warbaahinta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa dalabkii ugu horeeyay u diray mucaaradka ku kacsan dowladiisa.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Beerta Rays ee magaalada Boosaaso.…
Ka sokow soo dhoweynta iyo damaashaadka aan hore loo arag ee madaxweynaha Soomaaliya loogu sameeyay maanta magaalada Boosaaso, waxaa barbar…
