Boosaaso, 11 Jannaayo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland…
Browsing: Boosaaso
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galay safarkiisii ugu dheeraa ee dhul Soomaaliya kamid ah uu ku maro inta uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,halkaasi…
Ciidamada ammaanka ee magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa soo saaray amarro culus oo dhinaca ammaanka ah, xilli ay magaaladu…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay magaalada ku dileen laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada…
Wararka laga helayo magalada Bosaso ayaa sheegaya inuu qarax Bam ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gebi ahaan ganacsigii magaaladaasi la xiray.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay askari ka tirsan ciidamada Puntland oo fal naxdin leh kula…
Wasiirada Maaliyadda iyo Dekadaha Maamulka Puntland ayaa qoraal ay u qoreen shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee P&O oo la wareegtay…
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay bannaanbax rabshado watay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Wararka haa laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.
Wararka laga helayo magaalada Magaalada Boosaaso ayaa sheegayaan inuu halkaasi ay ka dhacay qarax is-miidaamin ahaa.
Wararka laga helayo magaalada magaalada Bosaso ayaa sheegaya in laga hor tegay Bam la shigay suuqa weyn ee magaalada Boosaaso…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo Soomaalinimo kadib markii ay 48 saacadood ku ururisay lacag ka badan…
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa laga sameeyay olole gurmad ah oo lagu ururiyay dhaqaale ka badan $100,000.
Puntland ayaa dab qabadsiisay lacago shilin Soomaali ah oo ay daabacday kadib markii ay dib ugu soo noqdeen lacagahaasi oo…
Dekadda weyn ee Boosaso ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP World.
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso. Agaasimahga ayaa…
Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland ayaa qabtay Doon laga leeyahay dalka Iiraan oo la sheegay inay si sharci daro ah u…
