Shir ay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin go’aanka…
Browsing: Boosaaso
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin hubeysan uu weerar ku qaadeen taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska Baalade,…
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in Hubkii dhowaan lagu qabtay Xeebaha Gobolka Bari lagu eedeeyay inuu lahaa mid ka…
Ciidamada Badda Puntland ayaa degaanka Marooro ee duleekd magaalada Boosaaso ku qabtay Doon siday hub kala duwan oo lagu magacaabo…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay Doon hub sida oo ku dejineysa degaan ka tirsan…
Madaxweyna Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib safar xaj…
Ciidamada Booliska magaalada Boosaaso gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu dadka ka tahriibin jirey magaaladaasi oo uu ka mid…
Beelaha dega Gobolka Bari ayaa qoraal dheer u diray shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyagoo ka horjeeda qorshaha dib…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in qarax lala beegsaday xarun isgaarsiin.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Wararka laga helayo magaalada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay magalaada.
Qasaare baaxad leh ayaa ka soo gaaray ciidamada Puntland weerarkii Alshabaab ay xalay xilli dambe ku qaaday saldhigga Af-urur ee…
Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay weerar culus oo ay saaka ku qaadeen saldhig ku yaalla duleedka magaalada Boosaaso ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadda ururka Alshabaab ay weerar xoog leh ku qaadeen saldhig milateri oo…
Magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.
Maxkamadda Ciidamadda Puntland ayaa xoriyadoodii u celisay, isla markaana fasaxday 6 Nin oo ka tirsanaa Ururka khilaafada Islaamiga ee Daacish…
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa xukun dil ah ku riday 5 nin oo dhawaan lagu qabtay Boosaaso.
Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Shan qof oo uu ku jiro qofkii is-miidaamiyay ayaa ku dhintay 11 kale waa ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay magaalada…
