Browsing: Burcad
Maamulka deegaanka Daarusalaam ayaa sheegay in ciidamada ammaanka gacanta ku dhigeen saddex nin oo burcad ah oo mid kamid ah…
Muuqaalka CCTV ayaa suurageliyay in la aqoonsado labadan Nin ee Burcadka ahaa, waxayna ka kala tirsanaayeen Ciidamada Booliska iyo Asluubta.
Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi oo 15 sano ah ku riday laba nin oo lagu helay inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil saaka ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Deyniile, kaasoo ay geysteen ciidamo ka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ayaa Maanta xukun ku riday Ninkii ku caan baxay Dhaca Dumarka, oo qirtay inuu ilaa 30 jeer…
Waxaa maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida maanta la hor geeyay eedeysane C/fataax Cali Cumar oo dhowaan ciidamada Booliska ay soo bandhigeen,…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey in gacanta ay kusoo dhigeen nin ku eedeysan inuu garaac ku dilay wiil shan sano…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa xarunta CID-da kusoo bandhigay Burcad dhac kala duwan ka geystay xarumo gacansi, Mooto iyo dad caadi…
Koox burcad ah ayaa xlaya agaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyaro ahaa oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida…
Ciidamada amniga magaalada Muqdisho ayaa maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix Nin oo Burcad ah iyo hubkii ay ku…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal Ciidamada ka fuliyeen Suuqa Bakaaraha, degmada Howl-wadag oo lagu qabtay Koox Burcad…
Ciidamada Amniga ayaa caawa howlgal ka fuliyey degmada Hodon ayaa iska hor imaad dhex maray koox burcad ah oo fal…
Ciidamada amniga G/Banaadir aya gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dhac baahsan u geysan jirtay dadka degan xaafaadaha degmada…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa askari ka tirsan ciidamada dowladda ku xukuntay xabsi sano ah, kadib markii…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku riday laba nin ooo burcadnimo ku eedeysanaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox burcad ah lagu qabtay xaafad ka trisan degmada Kaaraan ee Gobolka…
Ciidamada Booliska ayaa saaka Suuqa Bakaaraha ku dhaawacay, kuna qabtay dabley hubeysan oo dhac ka geysaneysay gudaha Suuqaasi.