Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa amartay in xoriyadooda la siiyo afar eedeysane oo loo heystay burcadnimo, iyagoo…
Browsing: Burcad
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidanka amniga ay saaka toogasho ku dileen nin hubeysan oo ku lebisnaa…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo fadhigoodu ahaa Xaafadaha Degmada Dharkeynlay ee Gobalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay maanta Suuqa Bakaaraha ku dileen nin burcad ah, halka…
Ganacsatada Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeylo dhaan ka soo saaray xaaladda suuqaasi oo ay faro ba’an ku…
Askari lagu soo eedeeyay inuu ku caan baxay dhaca dadka Muqdisho ayaa maxkamad lagu soo taagey magaalada Muqdisho, iyadoo xukun…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa si lama filaan ah toogasho ku dilay laba nin oo ka tirsanaa koox burcad…
Kooxo Bucrad abaabulan oo dhac u geysta dadka iyo ganacsatada ayaa sii kordhaya, iyagoo fara ba’an ku haya Ganacsigii suuqyada…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaal ka tirsanaa ciidamada…
Koox dhalinyaro burcad ah oo ka kacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada Amniga.
Howlgal aya Ciidamada amniga caasimadda ee dowladda Soomaaliya xalay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qabtay koox burcad ah.
Ciidamda Booliska ayaa soo bandhigay maanta burcad isbaaro u dhigata dadka shacabka ah oo ka dhacda mobile-ada iyo lacagaha ay…
Ciidamada ammaanka ayaa xalay gacanta ku soo dhigay koox ay haweeney madax u ahayd, kuwaas oo dadka si qorsheysan ku…
Hay’adaha ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay koox burcad ah oo ka qaraaban jirtay qaar ka mida degmooyinka gobolka…
Ciidamda Xoogga dalka qeybta 12 April y soo bandhugay afar aleeshiyada ah oo lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen…
Burcad dhac ku heysa dadka iyo rakaabka saaran gaadiidka ayaa ka dilaacday Gobolak Shabeelaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye.
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa soo bandhigay rag lagu soo qabtay fal burcadnimo ah oo ay ka wadeen xaafado
