Browsing: Buulomareer
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose aya sheegay in qarax qasaare dhaliyey uu ka dhacay degaanka Buulomareer.
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Ururka 26aad guutada 6aad ee qeybta 60aad ee ciidanka…
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Sh/hoose ayaa xaqiijiyey in ilaa 53 meyd ah oo ka tirsan maleeshiyada Alshabaab laga soo…
Afhayeenka guud ee ururka Al Shabaab Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa ku dhaartay inay si weyn u kordhin doonaan…
Xarakada Al-shabaab ayaa qiratay in 14 askari looga dilay weerarkii ay ku qaadeen saldhigga AMISOM ee degaanka Buulomareer ee Gobolka…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degaanka Buulomareer ee…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa sheegay iney dileen Saraakiil Al-shabaab ka tisan, kadib howlgal gaara oo ay ka dhacay…
Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda ayaa war kasoo saartay qasaraha weerarkii ciidamada Uganda ee AMISOM lagu qaaday shalay Gobolka Shabeellaha hoose.
Afhayeenka sare ee Xarakada Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa soo diray farriin cod ah, isagoo ka hadlaya weerarkii…
Tirada ciidamada AMISOM looga dilay weerarkii shalay ka dhacay duleedka degaanka Buulomareer ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan.
