Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame Villa Soomaaliya ayaa dood ka keenay qaabka loo qabanqaabiyey kulankii dhowaan dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya…
Browsing: C/raxmaan C.shakuur
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa saddex shardi ku xiray kulan ay Madaxtooyada Soomaaliya ugu yeertay xisbiyada siyaasadda…
Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku haboobeen xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id oo degdeg ah qabtay ayaa ka digay colaad saansaanteeda ka muuqato gobolka Galgaduud.
Iyadoo lagu howlan yahay dhismaha isbaheysi xoog leh oo ay ku jiraan siyaasiyiinta iyo xisbiyada waaweyn ee mucaaradka ku ah…
C/raxmaan C/shakuur Warsane oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee ka horjeeda hoggaanka dowlada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka Muqdisho inay…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid dib u soo celinta taallooyinka waaweyn ee caasimadda Soomaaliya oo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeya xisbiyada KMG ah ee dalka ka jira ayaa soo bandhigay xog cusub…
Shan xisbi oo ka mida xisbiyada siyaasadda KMG ah ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen si weyn uga hor…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa qoraal uu ku soo beegay socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsme ayaa qormo dheer ka diyaariyey Muuqaallo Video ah oo Alshabaab dhowaan baahiyeen oo ku saabsanaa Qaraxyada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada KMG ah ee dalka ayaa dhaliilay xil ka qaadista taliyeyaasha ciidamada…
Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh…
Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digay Guddiga KMG ah ee guddoomiyaha Baarlamaanka Somali u magacaabay diyaarinta Sharciga Doorashooyinka dalka.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay hab dhaqanka dowlada Qatar ee Soomaaliya, isagoo safiirkeeda u jooga Soomaaliya…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa su’aal ka keenay xasuuqii 9-ka qof ee shacabka ah lagu laayey Koonfurta magaalada Gaalkacyo., kadib…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si xoog leh u canbaareeyay falkii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo…
