Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo…
Browsing: caasimadda
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xayiraad aan hore loo arag iyo maalmihii ug xumaa isu socodka xaafadaha magaalada markii ciidamada amniga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wadooyinka Magaalada Muqdisho ay maanta kala xiran yihiin, kadib markii ciidamada Nabadsuggida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga caasimadda ay toogasho ku dileen dabley hubeysan.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar kale xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaaraya 3 Guuto u diyaarisay sugidda ammaanka Bisha Ramadaan oo Alshabaab ay kordhiyaan weerarrada iyo qaraxayada.
Wasaaradda Aamniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada amniga caasi,adda acanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho.
Shir ay yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha amniga ayaa laga soo saaray amarro ku saabsan gaadiidka sumad la’aanta ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinkii xirnaa ee xalay saqdii dhexe loo xiray kulanka…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Hdowladda ay laba qeybdood u kala qeybiyeen magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay ciidamo badan dhigtay wadooyinka magaalada Muqdisho 24 saacadood ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka la xiray qaar ka mida Waddooyinka magalada, iyadoo lagu aray ciidamo…
Amar kasoo baxay kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu ka dhaqan galay degmooyin ka mida caasimadda Muqdisho, iyadoo la xiray…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ka hadlay sababihii…
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Magaalada Muqdisho ayaa isu bedeshay magaalo kala xiran oo si weyn ay u adkaatay in dadka iyo gaadiidka ay isu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada darawal Moojo Bajaaj kaxeynayay.
Ra’iisal wsaaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digay taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dowladda inay iska ilaaliyaan isku dhacyo dhex mara…
Madaxweynaha maamulka jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay waxa hortaagan maqaam u sameynta caasimadda iyo arrinta Gobolka Banaadir.
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu arkay ciidamo nooc cusub oo Boolis ah, kuwaasoo watay gaadiidka dagaalka.
