Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la soo dhoobay wadooyinka magaalada Muqdisho.
Browsing: caasimadda
Haddii aan si kooban u dhigo Xaalka Magaalada Muqdisho ee aan maanta joogo, waxaan dhihi lahaa:
Ciidamo fara badan ayaa caawa la dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.
Ciidamada ammaanka ayaa si weyn u xoojiyay ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad ay xiran yihiin wadooyinka muhiimka ah ee…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran iyadoo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin, kuwaasoo diiday isu socodka dadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xaaladda amniga caasimadda iyadoo howolgallo baaritaan oo xoog leh…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay qaab cusub oo deriseyn ah oo lagu sugayo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa olole ugu jira inuu la wareegto ammaanka Gobolka Banaadir.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Baaq u jeedisay shacabka Soomaaliyeed iyo dadka Muqdisho ku nool.
Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho.
Agaasimaha hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa la sheegay inuu qorshe amni oo nooc cusub ah u diyaariyay…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si buuxda u taageeray howlgalka xasilintamagaalada ay ciidamada ammaanka ka wadaan Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in khalad weyn ka jiro Muqdisho iyo Gobolka Banaadir sida loo fasirayo.
Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta marti gelineysa markii ugu horeysay shir madaxeedka urur Goboleedka IGAD ee aan caadiga…
Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa haawanaya kadib markii bandow dhinaca gaadiidka ah lagu soo rogay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale dhaliilay qaabka ay ciidamada Ammaanka Magaalada Muqdisho
Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya, sida ku qoran dastuurka kmg ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa qirtay in maamulkiisu ku guuleysan waayay xakameyta Hubka ee magaalada Muqdisho lagu dhex…
Magaalada Batam ee dalka Indonisia ayaa ah magaalada ugu koritaanka badan caalamka sida ay shaacisay hay’ada Demographia World Urban Areas…
Caasimada Jumhuuriyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maalmahaan waxaa xafiisyada sare ee dawladda laga hadal haya inay caasimada qayb ka noqoto…
