Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo maanta ka qayb-galay shirka mucaaradka ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee…
Browsing: Cabdi Qeybdiid
Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye ayaa xalay soo saaray liiska musharixiinta laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sarę, iyadoo Galmudug…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay goor dhoweyd uga digay Baarlamaanka inuu kusii socdo muddo…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa su’aalo weydiiyey Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacab ka C/wali Ibraahin Muuday ayaa shaki weyn geliyay sharcinimada dib u habeynta Dastuurka…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga doodayo kiiska weerarkii ciidamo uu Imaaraadku tababarray ku qaadeen…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa qarxiyey weerarkii lagu qaaday Gurigiisa ee ay ka dambeeyeen ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee…
Guddiga Dib u eegitsa ee labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya ayaa kalsoonidii kala noqday Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Baaritaankii dowladda Soomaaliya ku sameysay weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababaray ayaa soo dhammaaday iyadoo la filayo…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray weerarkii dhowaan lagu qaadya Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo…
Weerarkii Ciidamada Soomaalida ee ay tababarreen Imaaraadka Carabta ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa lugaha la galay dowladda…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sawir ceebeed ku tilmaamay muuqaal ay wadajir Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, xildhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa booqday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya uu ka mid noqday dadka loo xiray…
Kulankii Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa maanta looga hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Golahaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo shalay ay gurigiisa weerarreen…
Siyaasiga dalka Kenya, horena u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin Dawaare ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal…
Waxaa socda baaritaanka askar iyo saraakiil la sheegay inay geysteen weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
