Guddoomiyaha Aqaqlka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa laba farriimood oo muhiim ah kusoo qaatay khudbadii uu ka…
Browsing: Cabdi xaashi
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa ugu danbeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb galo xafladda xiritaanka iyo Heshiiska Doorashada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in lagu qanciyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi…
Aqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka DalkaGuddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka horyimid go’aanka Aqalka Hoose uu ugu codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano…
Madasha Badbaaado Qaran ayaa shir uga furmay magaalada Muqdisho, kaasoo barbar socda shir kale oo ay Afisyoone ku leeyihiin madaxda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbaheysiga cusub oo siyaasadeed ay ku dhawaaqeen goor dhoweyd laba maamul Goboleed,…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kashifay xaqiiqada dhabta ah ee ka dambeysa khilaafka ka…
Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay xeerka uu saxiixay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa warr kasoo saaray shirka wadatashiga Doorashada ee uu ku baaqay…
Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray kulanka gaarka wadajirka ah ee la sheegay in loogu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka…
Iyadoo uu weli socdo shirka Madaxda dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa shalay gelinkii danbe khadka Telefoonka looga qeyb…
Syaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee uu hoggaamiyo gCabdi Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in shirka Dhuusamareeb 4 uu yahay…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa go’aansaday inuu ka qeyb galo shirka Dhuusamareeb ee madaxda dowlada…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan go’aanka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mida Maamul…
Waxaa magaalada Garowe gaaray guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi iyi Maxamed Mursal Sheekh.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa shir jaraa’id oo degdeg ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo siyaasyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa ka hor yimid jadwalka Doorashada Aqalka Sare…
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee lagu muran yahay Garabka Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta…
Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda soo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland) ee taageersan madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor yimid guddoomiyaha…
