Guddoomiyeyasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magaacabay guddi wadajir ah oo…
Browsing: Cabdi xaashi
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo diiday wadahadal inuu la…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa shaaciyey inay mushaarkooda bishan sii dhammaaneyso ee Oktoobar 2019 ay ugu deeqayaan gurmadka fatahaadda ka dhacday…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka kooban shan qodob oo wada shaqeyn ah, kadib…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti…
Waxaa heshiis iyo is-afgarad ah dhowaan gaaray Guddoomiye yaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib khilaaf muddo dheer ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubno la socda…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/laahi & xubno la socda ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa hadal uu maanta ka jeediyey kulankii Aqalka Sare uga…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddo saddex maalmood ah u qabtay madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha inay uga soo jawaabaan…
Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madaxda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, kadib…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa saacado lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa dalbaday Ciidamada AMISOM ay la wareegeen amniga Xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay Garoowe, ayaa Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka…
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ku wajahan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating, waxayna…
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa jawaab Cad u diray wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan golaha wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay…
