Wasiirka Arrimaha GudahaSoomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa shaaciyay inay heshiis la gaaareen madaxd Galmudug, kaasoo ku saabsan doorashada madaxweynaha mamulkaasi.
Browsing: Cadaado
Wafdi ay dowladda Soomaaliya u dirtay magaalada Cadaaado ayaa maanta gaaray halkaasi iyagoo ujeedkoodu yahay in dib loo dhigo doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dib loo dhigay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha maamulka Galmudug.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorasada madaxweynaha Galmudug.
Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa ololaha doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo loo asteeyay inay dhacdo 10-ka bishan April.
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa dalbaday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in la qabto…
Muran keenay gacan ka hadal ayaa maanta ka dhacay Baarlamaanka Galmudug oo kulan ku lahaa magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Baarlamaanka Galmudug uu isku raacay waqtiga la qabanayo…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegayaan in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug uu ka badbaaday Qarax la dhigay…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad laga dalbado inuu bixiyo lacagtii abaalmarinta ahayd ee uu balanqaaday in la…
Banaanbax looga horjeedo dhacdadii naxdinta lahayd ee magaalada Cadaado lagu gowracay gabar yar oo 7 jir ah ayaa ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa ku warramaya dhacdo naxdin leh oo gabar 7 sano jir halkaasi…
Wararka laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhawaaqay in xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug.
Dib u dhac ayaa soo wajahay doorashadii madaxweynaha cusub ee Galmudug oo lagu waday inay maanta ka dhacdo magaalada Cadaado.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddi Baarlamaanka kala qeybsan ee Galmudug ka tirsan ay ku dhawaaqeeen xilliga la…
Wararka laga helayo magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug…
Kursi muran badan ka dhashay oo doorashadiisa ay farageliyeen Beesha caalamka, siiba dowladda Mareykanka ayaa maanta dib loogu dooranayaa magaalada Muqdisho.
