Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay kiis lagu kufsaday gabar yar oo lix sano…
Browsing: Cadaado
Ganacsadaha iyo Siyaasi caanka ah ayaa isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Galmuduug oo muran ka taagan yahay kadib markii qaar…
Mid ka mida nabadoonnada degaanada Galmudug ayaa ku baaqay in xabsiga loo taxaabo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug…
Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa xaalad adag ka soo wajahday magaalada Cadaado oo ay shirarkooda ku qabsan jireen.
Musharixiin u tartamaya xilka madaxweynaha Galmudug ayaa isu sharxday jagadaasi, kadib markii xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Guuleed ay diideen…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal mugdi ku jiro oo ku saabsan xaaladda ka taagan…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka ee xilka sii haya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta gaaray magaalada…
Guddi qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay inay bilaabeen qabashada araajida musharixiinta doonaya inay isu soo sharxaan xilka madaxweynaha Galmudug.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ka socda dadaallo is barbar socda oo ku saabsan xal u helidda xiisada…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa degdeg ugu laabanaya magaalada Cadaado iyadoo xaalad culus ay ka taagan tahay magaaladaasi.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xaaladda ay degan tahay kadib markii dagaal dhex maray…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada Cadaado oo rasaas la isku…
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi oo uu la socda abaanduuliyaha ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada…
Xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Galmudug ayaa cirka isku shareertay kadib markii xildhibaano ka tirsan ay shaaciyeen inay xilkii ka qaadeen…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda Galmudug ay kala eryeen xildhibaano shir ku lahaa Hotel ku…
War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo mooshinkii xilka looga…
Madaxda Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa caawa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda Galmudug iyo mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado, iyadoo si la yaab leh loogu soo dhaweeyay…
Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaanada maamulkiisa ay xilkii ka qaadeen ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee xaalad degdeg ah…
