Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magaalada Muqdisho galabta uga dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay maamulka Galmudug.
Browsing: Cadaado
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin ka soo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug oo ay maanta xildhibaano ka tirsan baarlamaankiisa ku dhawaaqeen inay xilkii ka qaadeen ayaa soo saaray war-murtiyeed degdeg…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in mooshinka xilka looga qaaday uu yahay sharci darro.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qeyb ka mida Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonida kala laabteen Madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan ayaa guriga uu degan yahay ku go’doomiyeen guddoomiye ku xigeenka…
Mid ka mida madaxweyne ku xigeenada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xilka laga xayuubiyay.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay in xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug inay la noqdaan mooshinka ay ka keeneen.
Xaaladda siyaasadeed ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa kacsan iyadoo qeyb ka mida Baarlamaanka maamulkaasi ay wadaan mooshino xilka looga qaadayo…
Kacdoon ay magaalada Cadaado ka wadaan xildhibaanada Galmudug ayaa xowli ku socda iyagoo ku dhegan madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed.
Qas siyaasadeed ayaa ka abuurmay Xaaladda Baarlamaanka Galmudug kadib markii saacadihii ugu dambeeyay uu qarxay khilaaf ka dhex taagan Guddoonka iyo…
Iyadoo magaalada Muqdisho laga bilaabay bixinta Kaararka aqoonsiga xildhibaanada aan dacwad ka taagneyn ayaa waxaa soo baxaya kuraas la kansalay…
Magaalada Cadaado waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashadii 2016 ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Cadaado.
Kursigii ugu danbeeyay ee Aqalka hoose Baarlamaanka Soomaaliya ayaa galabta lagu doortay magaalada Cadaado.
Kursigii ugu danbeeyay ee Beesha Mareexaan ee yaala magaalada Cadaado, kana mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Magaalada Cadaado maanta waxaa ka dhacday Doorashada hal kursi oo ka mida Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.
Magaalada Cadaado waxaa maanta lagu doortay laba kursi oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la doortay laba xildhibaan.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ilaa iyo hadda lagu soo doortay 38 xildhibaan oo isugu jira labada aqal…
Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Cadaado lagu qabtay doorasho degdeg oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
