Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in musharax caan ah laga hor istaagay inuu u tartamo kursiga beeshiisa.
Browsing: Cadaado
Guddiga Doorashada Dadban ee Galmudug ayaa ka hor yimid go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban oo ku saabsanaa…
Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn natiijadii Dooroshadii shalay ee kursiga Beesha Gaabane/Saleebaan.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xildhibaan shalay lagu doortay magaalada Cadaado ay dacwad ka taagan tahay kursigiisa.
Waxaa maanta magaalada ka dhacday doorashada kursi ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Cabdale ee Sacad ayaa shaaciyay in kursigii beeshaasi si shirqool ah loo boobay.
Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa mar kale dib u hanatay kursiga xildhibaannimo ee beesheeda doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa ku guuleystay inuu noqdo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee federaalka.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu ka haray tartanka xildhibaannimada Aqalka hoose.…
Magaalada Cadaado ayaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo doorasho lagu loolamayo kuraas ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Madaxtooyada Galmudug ayaa dacwad ku soo oogtay madaxa Guddiga xalinta khilaafaadka ee Doorashada fadhigeeduna yahay magaalada Cadaado.
Guddiga madaxa bannaan eexalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxba kama jiraan ka dhigay natiijadii kasoo baxday doorashadii kursiga Cali Gaaf ee…
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay dacwad ka tagaan laba kursi oo ka mida kuraastii Aqalka hoose ee Beesha…
Mid ka mida kuraasta ugu adag Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo yaala Magaalada Cadaado ayaa noqday mid xaalad adag ku…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku dhaawaaqay xilliga la shaacinayo go’aanka kuraasta dib loogu noqonayo Doorashadoda.
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa qoraal jawaab u diray Safiirka Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Stephen M. Schwartz.
Wara xogogaal ah ayaa sheegaya in afar kursi oo xildhibaanadooda lagu doortay magaalada Cadaado dib loogu noqon doono doorashadooda.
Qoraal loo diray Beesha caalamka ayaa lagu faahfaahiyay wixii uu ku kacay Taliyaha NISA C/llaahi Gaafow Maxamed si uu walaalkiis ugu…
Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
