Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku tilmaamay maamulka Galmudug midka ugu liita ee musuqa Doorashada 2016 ay ka…
Browsing: Cadaado
Mid ka mida wasiiru dowleyaasha xukuumadda Soomaaliya oo dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ayaa halis la geliyay…
Musharax Eng. C/llaahi Cali Xasan oo u tartamay kursiga Aqalka Hoose ee uu banneeyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin laga…
Wasiirkii labaad ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa looga adkaaday kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka, kadib doorasho ka dhacday magaalada…
Guddi maamulka Galmudug u saaray baaritaanka dhacdadii 14-kii Bishan November ka dhacday magaalada Cadaado ayaa difaacday taliyaha NISA Gen. C/llaahi…
Ganacsadaha caanka ah ee Caddow Cali Gees oo shalay 40 cod ku hantay kursiga aqalka hoose ee Baarlamaanka
Haweeney musharax u ahayd Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo wacdarro ka dhigtay magaalada Cadaado
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay Kursi xildhibaan oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa magaalada Cadaado maanta ka dhacday doorasho loo qabtay hal kursi oo muran ka taagnaa.
Magaalada Cadaado ayaa noqotay goobta ugu weyn lacagaha ugu badan lagu kala furto marka ay timaado doorashada 2016.
Guddiga Doorashada Dadban ayaa joojiyay kursi ka mida kuraasta Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo la filayay in shalay lagu doorto…
Agaasimaha Madaxtooyada Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa ku guuleystey kursiga ka mid ah xildhibaanimada Aqalka Hoose, doorashadii ka dhacday…
Doorashadii maanta ka dhacday doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa wejiga saddexaad.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in tartankii adkaa ee loogu jiray kursiga Baarlamaanka Soomaaliya ee Beesha Waceysle/Cali Gaaf lagu…
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi soo baara dhacdadii lagu xiray wasiirka howlaha…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay halkaasi ergay ka tirsan ergada beesha Murusade ee…
Waxaa goor dhow soo idlaaday natiijada laba kursi oo ka tirsan Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Cadaado.
Waxaa magaalada Cadaado ka degtay haweeney u sharxan xildhibaan oo ku lebisan jaakadaha aanay xabbadu karin, taasoo kentay inay soo…
Loolan adag ayaa loogu jiraa kursiga beesha Cali-gaaf/Waceysle ee aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Gaafow Maxamuud uu olole doorasho ka wado…
