Guddiga Doorashada Dadban ayaa walaac weyn ka muujiyay xaalado qalafsan oo hareeyay Doorshada Aqalka hoose ee magaalada Cadaado.
Browsing: Cadaado
Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ayaa beeniyay in ilaaladiisaay weerar ku qaadeen xarunta doorashada magaalada Cadaado.
Magaalada Cadaado oo ka mida lixda goobood ee ay ka dhacayaan Doorashooyinka Aqalka hoose ayaa waxaa hareeyay fadeexado ku saabsan…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in shaqaaqo keentay is-rasaaseyn ay maanta ka dhacday magaaladaasi.
Magaalada Cadaado waxaa maanta ka bilaabatay wejiga labaad ee Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose.
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka bilaabaneysa doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la dooranayo xildhibaanada lix kursi.
Musharax culus oo u tartamaya kursiga xildhibaannimo ee madaxweyne Xasan Sheekh ku soo galay Baarlamaanka ayaa maanta tegay magaalada Cadaado.
Maxaa keenay inuu Wasiir Ceynte ka baxo tartanka jagada xildhibaanada Aqalka hoose..?
Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee xildhibaanka Aqalka hoose.
Ciidamada AMISOM ee dhowaan la geeyay magaalada Cadaado ayaa la wareegay ammaanka magaalada Cadaado gaar ahaan xarumaha waaweyn.
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamo ka socda AMISOM la geeyay magaaladaasi.
Haweeneydii labaad ayaa loo doortay kursiga Aqalka Sare ee baarlamaanka doorashada maalintii labaad ka socota magaalada Cadaado.
Waxaa magaalada Cadaado hadda ka socda doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kursi ka mida lagu loolamayo.
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hor yimid socdaalka uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku tegay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug, halkaasoo uu ka…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Kulan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa Duubabka iyo Odayaasha Beesha H/Gidir ay ugu duceeyeen Musharaxa C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu noqdo…
Ugaaska Beesha Ceyr ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Galmudug oo doorashada 2016 ee degaanada Gobollada Dhexe ay…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug. Socdaalka wasiirka ayaa…
