Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug.
Browsing: Cadaado
Xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka bilaabatay magaalada Cadaado.
Waxaa magaalada Cadaado goor dhoweyd gaaray madax ka tirsan maamul Goboleedyada dalka iyo beesha caalamka.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa markii ugu horeysay tegaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka dhaceysa caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee caleema-saarka madaxweyne Axmed…
Calaamo saarkii Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa dib u dhac ku yimid, kadib markii uu dalbaday Madaxweynaha…
Wasaarada Waxbarashada Maamulka Galmudug ayaa xiriirkii u jartay Wasaaradda Waxbarashada ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Taliye cusub ayaa la sheegay in loo magacaabay Ciidanka Nabadsugidda Maamulka Galmudug.
Ciidamado gadoodsan ayaa la wareegay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug ee magaalada Cadaado iyo xarumo kale.
Wasiirka Aririmaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa galabta kormeer lugta ah kusoo maray qeybaha kala duwan ee Magaalada Cadaado
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug.
Wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa soo dhammaatay iyadoo ay ku loolameen saddexd mushrax oo xilka u taagan.
[LIVE] Doorashada Madaxweynaha Galmudug -Cadaado –
Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Cadaado, iyadoo ay ku tartamayaan saddex musharax oo xilkaasi u taagan.
Warark laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya uu goor dhoweyd ka degay garoonka…
Musharax la sheegay inuu tageero ka heysto madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in doorashadii Madaxweynaha Galmudug mar kale dib loo dhigay.
Waxaa magaalada Cadaado ka bilwoday ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug xilli ay magaalada ku qulqulayaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
