Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Browsing: Cali C/llaahi Cosoble
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wasiiro fara badan ay mar qura iska casileem maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wajahaya ololihii ugu weynaa ee lagu doonayo ee xilka looga qaado, kadib sanad…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hor yimid magacaabid is daba joog ah oo madaxweynaha maamulkaasi ku soo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulalahi Cosoble ayaa degmooyin u magacaabay gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in gobolka Hiiraan lagu dhacay lacag faalso ah oo lagu daabacay Puntland.
Ganacsatada magaalada Baledweyne iyo maamulka Hirshabeelle ayaa kulan ay yeesheen ku soo bandhigay lacagtii jahwareerka ka abuurtay suuqyada magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilal cusub oo ka mida madaxda Garsoorka ee maamulkaasi.
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay inuu dhisayo ciidamo u gaara maamulkiisa oo aan hoos tegin Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhex jira xaalad siyaasadeed tii ugu cusleyd ee soo wajahda inti uu xilka…
Maamulka Hirshabeelle ayaa qaaadacay Qorshaha horumarinta ee National Development Plan ee lala tegayo shirka London
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan uu la qaatay mas’uuliyiinta iyo waxgaradka degmada Buuloburte u bandhigay inay kala…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosonle ayaa sheegtay in qeybo ka mida magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku hanjabay inuu maamulkiisa ka fiirsanayo xiriirka uu la leeyahay Dowladda Federaalka.
Maamulka Hirshabeelle ayaa wada qorshe dib loogu howlgelinayo dekadda macmalka ah ee Ceelmacaan ee garoonka Cisaley oo labaduna ku yaala…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dalalka deriska la ah Soomaaliya inay hub sharci darro ah…
Madaxweyna maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo ku sugan Muqdisho ayaa difaacay Golaha wasiirada ee uu dhowaan soo magacaabay, ayna…
