Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin…
Browsing: Cali Guudlaawe
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay xaruna Hirshabelle ee…
Maamulka Hirshabelle ayaa waqtigiisu gabogabo yahay, iyadoo aysan muuqan doorasho xilligeeda ku dhici doonta oo maamulkaasi aadayo markii uu shalay…
Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi,…
Maamulka Hirshabeelle ayaa sii daayay odayaal dhaqameed iyo nabadoono muddo ku dhowaad 3 toddobaad ku xirnaa saldhiga Booliska magaalada Jowhar.
Madaxweynaha ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, ahna kusimaha madaxweynaha maamulkaasi Cali C/llaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa xabsiga dhigay odayaal dhaqameed.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in golaha wasiirada maamulkaasi uu shir uga socdo.
Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta loo doorto xilka madaxweyne ku xigeenka…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Abgaal ayaa bilaabay inay isu sharxaan xilka madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub e Hirshabeelle kadib markii…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si diiran usoo dhoweeyay in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Cali C/llaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka hadlay halka ay mareyso howshii dhismaha maamulka goboladda Sh/dhexe iyo Hiiraan,…
