Wararka laga helayo dalka Canada ayaa sheegaya in Wiil Soomaali ah lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalkaasi, kadib weerar ay…
Browsing: Canada
Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys.
Booliiska dalka Canada ayaa sheegay inay eedo dhinaca argagixisada ah kusoo oogi doonaan nin Soomaali ah oo waddankaasi qaxooti ku…
Soomaali qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa loo soo xiray weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi…
Waxaa la xaqiijiyay in dalka Ciraaq lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax…
Dowlada Canada ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo lagu saacidayo dalalka Bariga Afika ee abaaraha ku dhufteen.
Nin Somali-Canadian ah ayaa lagu dilay dalka Canada, iyadoo meydkiisa laga helay guri uu ka deganaa magaalada Toronto.
Booliska dalka Canada ayaa sheegay inay xireen nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka danbeeyay dilka gabdho ay…
Gabdho Soomaaliyeed oo walaalo ah ayaa maanta oo Axad ah lagu aasayaa magaalada Ottawa ee dalka Kanada kadib markii la…
Ra’iisal Wasaaraha Kanada Justin Trudeau iyo Xildhibaanka Baarlamaanka Kanada ka tirsan ee Ahmed Hussein ayaa hambalyo wadajir ah u soo diray…
Booliska Dalka Kanada ee Magaalada Ottawa ayaa shaaciyay inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa Afduubkii sannadkii…
