Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay ayaa ka hadlay waxyaabihii…
Browsing: Canshuur
Guddoomiyaha Gobolka banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa canaan kulul u jeediyay qaabka shaqo ee agaasimeyaasha dowladda hoose ee Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa qarxiyey musuqmaasuq ka jira Canshuuraha laga qaado Shacabka ku nool Gobolka Banaadir…
Dhaqdhaqaaqii ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa saaka dib loo furay, kadib markii ay go’aankoodii ka laabteen ganacsada diidan bixinta…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah ay muhiim…
Waxaa maanta dib loo furmay qeybo ka mida Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho, kadib markii uu xirnaa labadii maalmood…
Kulan ay yeesheen ganacsatada Muqdisho Banaadir iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa looga dooday xaaladda ka taagan suuqa Bakaaraha iyo is…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa difaacay canshuurta iibka ee dowladda ay ka bilowday magaalada Muqdisho.
Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta laga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho),…
Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay in Wasaaradiisa ay kordhisay Canshuurta laga qaado Badeecadaha kasoo dega Dekadda…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuur dheeraad ah ku soo rogtay badeecadaha kasoo dega dekadda weyn ee Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo lagu kordhinayo awoodeeda, laguna canshuurayo shirkado ajnabi u badan oo dhex degan degaanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed ku booriyay inay bixiyaan canshuurta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa joojiyay canshuurtii maamulka degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed ka qaadi jiray dadka.
Ganacsatada mid ka mida suuqyada magaalada Muqdisho ayaa shaqo joojin ku dhaqaaqay kadib markii ciidamo qamaam ah ay ku soo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga digay wasiirada xukuumadda Soomaaliya lacagaha ay wasaaradahooda u qaadaan oo si sharci…
Waxaa beryahan danbe soo shaac baxay khilaaf muddo soo jiitamayay oo ka dhex aloosan maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda…
