Browsing: CID
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray war hordhac ah oo ku saabsan baaritaan ay bilaabeen kiiska Geerida Marxuum Rumaan Cabduqaadir…
Ciidamada Booliska ayaa caawa maqribtii xabsiga u taxaabay Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance, iyadoo faahfaahin laga helayo…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyey bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee dadku ka qaadan jireen xarunta CID-da…
Ehallada haweeney u xiran inay dil u geysatay gabar yar oo shaqaale u ahayd ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
Taliska Ciidamada Booliska ayaa isbedel weyn ku sameeyay qaabka loo bixin jiray warqadda Denbi la’aanta ee CID-da bixiso, taasoo dowladda…
Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa qaaday tallaabo muhiim ah, kadib markii uu maanta kormeer…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiis ku saabsan musuqmaasuq oo loo xiray Mas’uuliyiin ka tirsan…
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa caawa laga sii daayey xabsiga Xarunta Dembi baarista ee CID-da, kadib…
Warbaahinta Goobjoog ayaa War ayka soo saartay xariga weriyaheeda Cali Aadan Muumin oo maalintii 2aad ku xiran xarunta CID-da ee…
Waxaa caawa xarunta Hay’adda Dembi baarista Booliska ee CID-da magaalada Muqdisho ku hoyanaya Weriye Cali Adan Mumin oo saaka halkaasi…
Waxaa isku day khaarijin ah ka badbaaday sarkaal sare oo ka tirsan Hay’dda Denbi baarista CID-da ee Booliska Soomaaliyeed.
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye ayaa dacwad ku soo oogay ku xigeenkiisa iyo qaar ka mida shaqaalihii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob Da’ay) looga yeeray maanta xarunta Dembi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed kasoo jeeda Somaliland.
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
