Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Taliyaha Cusub ee Ciidamada oo Booliska tallaabo muhiim ah qaaday [Amar uu ku bixiyey in la joojiyo bixinta..]

    Taliyaha Cusub ee Ciidamada oo Booliska tallaabo muhiim ah qaaday [Amar uu ku bixiyey in la joojiyo bixinta..]

    September 7, 2019Updated:September 8, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa qaaday tallaabo muhiim ah, kadib markii uu maanta kormeer ku tegay XaruntaDembi Baarista ciidamada Booliska ee CID-da, gaar ahaan qeybta bixisa Waraaqaha Dembi La’aanta.

    Taliyaha Booliska ayaa si toos ah uy wareystay Dadweynihii halkaasi u tegay inay helaan warqadda demi la’aanta oo dowladda Somalia ay ku xirtay adeegyo fara badan sida basaaboorka, Warqadda dhalashada, Leysinka Baabuur wadista iyo qaar kale, waxaana dhowaan saxaafadda gudaha ay soo bandhigtay dhibaato isugu jirta musuq iyo adeeg xumo xaruntaasi hareysay, iyadoo lagu shaqeeyo qalabkii toddobaatameeyadii sida Teebka gacanta.

    Taliye Xijaar ayaa dhex galay dadweynaha safafka dhaadheer ugu jiray adeeggaasi oo ka hadlay dhibaatadd aay ku qabaan iyo xilliga ay safka ku jiraan oo ay u dheer tahay musuqa hareeyay bixinta warqadaasi, wuxuuna kormeerkiisa kadib Taliyaha soo saaray Amar ah in la joojiyey shaqadii fara-qaadisa iyo bixinta waraaqaha dembi la’aanta muddo 3 maalmood ah.

    Jen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa ballanqaaday inuu muddo kooban lagu keeni doono Qalabka Casri ah, iyadoo la dhisi doono Hoolal waaweyn oo fadhi leh si loo yareeyo saxmada iyo ciriiriga ka jira xarunta CID-da.

    Waa tallaabadii ugu horeysay ee taliyaha ciidamada Booliska si toos ah ugu kuurgalo xaaladda dadweynaha Soomaaliyeed ee dhibaatadda ku qaba xarunta CID-da.

    Image may contain: 7 people, people standing, crowd and outdoor
    Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
    Image may contain: 4 people
    Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
    CID Jen. Cabdi Xasan Maxamed Taliyaha Booliska Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia’s International Partners on the Galmudug Reconciliation Conference
    Next Article DAAWO: Khudbadii Ra’iisal wasaare Kheyre u jeediyey Dadka Magaalada Baydhaba.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo